KA DAAWO HALKAN: Prof. Cabdi Ismaaciil Samatar oo hadal tilmaan iyo waano ahba u jeedeiyay maanta baarlamaanka
Prof. Cabdi Ismaaciil Samatar oo hadal tilmaan iyo waano ahba u jeedeiyay maanta baarlamaanka. Murrashixiin kala ah: Cumar Cabdirashiid Cali Sharmarka, Maxamuud M. Culusow, Maxamed Axmed Jabarti, Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa iyaguna madashii maanta ee baarlamaanka ka hor akhriyay barnaamijkooda siyaasadeed haddii la doorto 5/2/2017
No comments:
Post a Comment