Markii la arkay dabacsanaanta iyo tabaryarida Soomaaliya ayuu adduunku uga faaiideysanayaa inuu danahiisu uga dhamaysto isagoo kala xodxodanaya madaxda gobollada iyo qabaailka. Murannada qaarkood baa waxa ka mid ah heshiis qabyo ah oo ay Somaliland la gashay dawladda Imaaraadka Caarabta kaasoo ku saabsan saldhig militeri oo ay dawaladda Imaaraadka ka samaysaneyso dekadda Barbara.
No comments:
Post a Comment