Wednesday, April 5, 2017

ARAGTIDA PROF. SAMATAR IYO XUKUUMADDA CUSUB EE SOOMAALIYA


ARAGTIDA PROF. SAMATAR IYO XUKUUMADDA CUSUB EE SOOMAALIYA

FARAX MACALLIN: FARMAAJO NIN LA SIRI KARO MAAHA


Mudane Faarax Macallim oo la hadlayay barnaamijka - LA HADAL RTN - ayaa waxaa ka mid ahaa hadalladiisa in rajada Soomaaliya ay aad u fiican tahay, isla markaasna muujiyay in dalalka qaarkood ay isku dayayaan iney soo dhoweyn aad u wayn oo ah sidii ay danahooda dhaqaale uga fushan lahaayeen Soomaaliya ugu fidinayaan madaxda dalka. Wax badan baa ku jira ee halkan ka dhegeyso barnaamjika oo dhamaystiran.

Ma daawatay weli habeenkii 1969kii markii ay ciidamada la wareegayeen xukunka dalka?


21 Oktoobar 1969kii, waa maalin ka mid ah maalmaha taariikhda Soomaaliyeed. Waa maalintii ay ciidamada Soomaaliyeed xukunka la wareegeen, filimkan gaabanna waxaad ku arki doontaan qaabkii nidaamsanaa ay cidamada uga soo baxeen xeryahooda ulana wareegeen goobihii muhiimka ah ee Magaalada Muqdisho.

Monday, April 3, 2017

Deg-deg: Burcadbadeed afduubtay dooni ay leeyihiin ganacsato


Waxaa dib u soo rogaalceliyay burcadbadeeddii ka qaraaban jirtay badda Soomaaliya iyo badaha ku dhowdhow. Maanta ayaa waxaa Ceelhuur lagu afduubtay dooni u rarnayd ganacsato Soomaaliyeed.

AROOSKII QARNIGA: 19 jir isku mar guursaday laba hablood


AROOSKII QARNIGA: 19 jir isku mar guursaday laba hablood. Waxay noqotay maanta midda loogu hadalhaynta badan yahay, wuxuuna wiilka arooska ahai ka sheekeynyaa sida ay ugu suurtgashay arrintan

Faysal C. Waraabe" Soomaali waa isku mid ee qalbigooda burcad Allaha isu...


Warkan baa asal ah oo laga fishaa qof Soomaali ah, waxaana muhiim ah in la faafiyo khayrka iyo wararka fiican. Hadallada carada iyo canaanta keentay ma aha asal

Sunday, April 2, 2017

WEERARRADA MAREYKANKA EE KA DHANKA AH ARGAGIXISADA SOOMAALIYA


Sabriye Macallin Muuse oo  ah qoraa Soomaaliyeed ayaa wareysi uu siiyay Barnaamijka Waredheere  ee Goobjoog  ku sheegay in korhinta Mareykanka weerarrada ka dhanka ah  argagixisada ka jirta Soomaaliye ay dhibaatada ugu weyn ka soo gaaridoonto dadka rayadka ah haddii uu qaabka uu sheegay u fuliyo oo ah in wax kastoo laga shakiyo la beegsan karo.