Tuesday, February 14, 2017

Maxaa ka oohiyay?


Waa Hooyo Soomaaliyeed oo ciil la ilmaysay, uguna baaqday dadka Soomaaliyeed iney midoobaan si ay uga baxaan darxumida meel kastoo dunida ah ku haysata. Welibana waxay farta ku fiiqday luggooyada iskala qoqobka iyo qabyaaldda.

No comments:

Post a Comment