Saturday, February 11, 2017

WAAYO-WAAYO IYO MADAXWAYNE FORMAAJO (WARAYSI XIISA LEH)

      
Waraysigan oo ka duwan wareysiyada siyaadda una badan xagga bulshada iyo waayaha taariikheed ee uu soo maray mudane madaxweyne Formaajo waxaad ku soo xusuusan doontaan wax badan oo laga yaabee in badan oo dhallinyarada maanta iyo kuwii shalayba ay soo mareen. Waraysigan waxaa la yeesha Deeqdarajo.

No comments:

Post a Comment