Monday, February 6, 2017

Maanta oo ah 7da Febraayo waxay ku beegan tahay qabsashadii Taleex (Halkan ka dhegeyso)

     
Maanta oo ah  7da Febraayo waxay ku beegan tahay qabsashadii Taleex ee gumeysiga Ingiriiska 1920kii. Waxay ka mid tahay maalmaha xusuusta iyo xanuunka badan, waa maalmihii uu gumeysigu u adeegsaday inuu ku garaaco dayaaradihii ugu horreeyay ee Afrika lagu garaaco. Barnaamijka taariikheed ayaad ugaga bogan doontaan.

No comments:

Post a Comment