Wednesday, February 8, 2017

Daawo: Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo aqbalay in laga guulaystay.


Waa maalin taariikhi ah, maalin ay maqleen baaqa shacabkooda xildhibaannada Soomaaliyeed iyo Xasan Sheekh Maxamuud oo aqbalay una hambalyeeyay Mudane Maxamed Cabdullaahi Formaajo.

No comments:

Post a Comment