Friday, February 17, 2017

Madaxweyne Farmaajo oo booqanaya ciidamada iyo xaaladahooda


Madaxweyne Maxamed Cabdullahi Farmaajo wuxuu bilaabay inuu soo booqdo dhaawacyada ciidamada iyo sida xaalkoodu uu yahay. Waxaa hubaal ah in booqashadan tahay mid u dhiseysa qalbiga ciidamada, iyagoo dareemaya in  madaxweynuhu daneynayo xaaldahooda,

No comments:

Post a Comment