Sunday, February 19, 2017

Qarax ay dad badani ku hoobteen oo gilgilay xaafadda Kaawo Godey ee degmada Madiina

         
Qarax dad badan ay ku dhinteen oo maanta ka dhacay degmada Madiina, xaafadda Kaawo Godey, waa wax ay dadka Soomaaliyeed oo dhan ay aad uga naxeen dhibaatadaas oo timid maalmo yar ka dib doorashadii farxadda lagu soo dhoweeyay ee Madaxweyne Farmaajo. Madaxweyana ayaa isagu booqday dadkii waxyeellada soo gaartay.

No comments:

Post a Comment