Monday, February 20, 2017

Noolaha iyo meereyaashu oo isku dhan u wareega,


Noolaha iyo meereyaasha oo isku dhan u wareega, waxayna u wareegaan dhanka midigta. Tusaale markii aad eegto dhawaafka Kacbada waxaad arkeysaa in midig loo wareegayo, sidaas si la mid ahna garoonnada oroddada waxaa loo wareegaa caksiga saacadda oo ah dhanka midigta. Taas waxaa ka sii daran in dhiiigga baniaadamku u wareego isla sidaas midigta. Waxay taasi ku tuseysaa in Abuuraha keliya oo ah Allah inuu sancadaas leeyahay.

No comments:

Post a Comment