Saturday, February 11, 2017
Daawo: Farmaajo laba bilood doorashad ka hor
Dareenka shacbiga Soomaaliyeed wuxuu sii muujiyay laba bilood ka hor imaatinka Madaxwayne Farmaajo. Dadka Muqdisho ayaa waddooyinka isugu soo baxay si ay u soo dhoweeyaan Mudane Maxamed Cabdullaahi Maxamed oo iminkana loo doortay inuu ka noqdo madaxwayne dalka Soomaaliya
Labels:
Somalia Today
Subscribe to:
Post Comments (Atom)
No comments:
Post a Comment