Tuesday, February 28, 2017

Kaalinkii Shidaalka Dayaaradaha ee Puntland oo xarigga laga jaray


Mudane Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta xarigga ka jaray kaalinkii muddada badan la sugaayay ee shidaalka dayaaradaha ee garoonka Boosaaso. Kalinkaas oo kaalin muhiim ah ka qaadan doona adeegga dayaaradaha gudaha iyo kuwa caalamka.

No comments:

Post a Comment