Friday, February 10, 2017

                Farmaajo ii geeya- halkudheg taariikhda galay
         
AR FARMAAJO II GEEYA  waxay noqotay halhayska bulshada ee soo dhoweyntii doorasha Farmaajo. Wiil dhallinyaro ah oo reer Jawhar ayaa si niyadsami ah ugu dhawaaqayay erayadaas isagoo dhex ordaya dhallinyarada reer Jawhar.

No comments:

Post a Comment