Wednesday, February 15, 2017

Ciyaarta Baxlaha iyo farxadda Askariga Soomaaliyieed

       
Markii laga fakaro daryeelka, caafimaadkiisa,  musharooyinkiisa askariga Soomaaliyeed waa saaxiibka dhabta ah ee bulshada. Ciyaartan Baxlaha waxaa laga ciiyaaraa gobolka Hiiraan, waxayna u baahan tahay fudayd iyo adadayg.

No comments:

Post a Comment