Tuesday, February 14, 2017

Xasuuqii Wagala 33 sano ka dib nolosha dadkii ka badbaaday.


Waa taariikh murugo leh oo ku dhacday dadka Soomaaliyeed ee gobolka NFD. Dadkaa Soomaaliyeed waxay Kenya u gaysatay xasuuq iyo kufsi. Halkan ka dhegayso taariikhdaas murugada leh.

No comments:

Post a Comment