Thursday, February 9, 2017

  Farmaajo waxaa doortay  Soomaaliwayn, waxayna            doorashadiisu u dhigantaa hal qof hal cod...      

      
Published on Feb 9, 2017
Farmaajo waxaa doortay Soomaaliwayn, waxayna u dhigantaa doorashadiisu hal cod iyo hal qof oo ay wada dhiibteen Soomaaliya oo dhan. Waxaa taas ku tusinaya sida ay ay Soomaali u ayidday meel kasta oo ay dunida ka joogaan.

No comments:

Post a Comment