Saturday, February 11, 2017

WAR CUSUB: Madaxwaynihii hore Mudane Xasana Sheekh oo sakay quraac ugu sameeyay Villa Somallia

       
Madaxwayne Maxamed Cabdullaahi ayaa saakay soo kormeeray Villa Soomaaliya isla markaasna ka qaybqagalay quraac uu halkaas ugu sameeyay madaxweynihii hore mudane Xasan Sheekh Maxamuud.

No comments:

Post a Comment