Wednesday, February 15, 2017

WAR CUSUB :Dadweyne Soomaaliyeed oo ku hor bannaanbaxay safaaradda Norwey ay ku leedahay magaalada London


Dadkan waxay ka mudaaharaadayaan qoysas Soomaaliyeed oo ku nool dalka Norwey oo carruurtoodii laga qaatay, waxayna ku qaylinayaan ha loo soo ceslsho qoysaska carruurtooda.

No comments:

Post a Comment