Saturday, February 11, 2017

Jawaabtey mudnayd bay siisay, haddii ay tahay mid damiir lehna bulshadey iska qarin doontaa

                    
Waa gabadh Soomaaliyeed oo siday tahay ugu jawaabtay haweeney qabiil ku qarwaysa oo iblays u adeegta. Jawaabta gabadhan ay bixisay weligey ma arag qof la mid ah rag iyo dumar sida uu Alle u siiyay fasaaxadda iyo caqliga. Dhegeyso  haddii aad rabtid in aad ogaatid carruurta Soomaaliyeed ee lagu soo koriyay nacaybka iyo waxa ay jeceshahay iney Soomaalida gaarsiiso. ALLOW CIMRAAGA DHEEREE, CAAFIMAAD KU SII, MASALKAAGANA ALLAHA KU BADIYO SOOMAALIDA.

No comments:

Post a Comment