Wednesday, February 15, 2017

Dawaladda Soomaaliya ayaa dacwad ka geyneysa heshiiska Barbara ee Somaliland iyo Imaaraadka


Markii la arkay dabacsanaanta iyo tabaryarida Soomaaliya ayuu  adduunku uga faaiideysanayaa inuu danahiisu uga dhamaysto isagoo kala xodxodanaya  madaxda gobollada iyo qabaailka. Murannada qaarkood baa waxa ka mid ah heshiis qabyo ah oo ay Somaliland la gashay dawladda Imaaraadka Caarabta kaasoo ku saabsan saldhig militeri oo ay dawaladda Imaaraadka ka samaysaneyso dekadda Barbara.

No comments:

Post a Comment