Wednesday, February 15, 2017

90 Miliyan oo doollar oo la musuqmaasuqay oo meel ay ka baxday aan la ogeyn, baarlmaankuna wuxuu diiday inuu ansixiyo 200 Malyuun $ oo hor leh.


Baarlmaannka ayaa diiday inuu ansixiyo 200 oo Milyan oo la sheegay iney tahay miisaaniyad ku meel gaar ah ilaa bisha saddexaad, Iyadoo la is weydiinayo ilaa 90 Milyan oo doollar oo khasnadda ka maqan iyadoo aan weliba la bixinin mushaharooyinkii shaqaalaha iyo ciidamada.

No comments:

Post a Comment