Wednesday, March 8, 2017

Jawaari: Ma dooneyno inaan ummadda mar kale been u sheegno


Mudane Jawaari guddoomiyaha baarlamaanka ayaa si saraaxad leh ula hadlay guddiga diyaarinta doorashada HAL QOF IYO HAL COD ee haddii Alle na gaarsiiyo 2020. Jawaari ayaa wuxuu ka codsaday guddiga diyaarinta hawshaas iney war cad ka soo saaraan inta aanan la gaarin 2019 in la qaban karo doorashadaas iyo  in kale.

No comments:

Post a Comment