Sunday, March 12, 2017

Mahadsanid Yusra Abraar


Xaaladaha Soomaaliya la kala og, lana kala sheegi og. Qofka masaalixdiisa gaarka ah markuu ku mashquulsan yahay, eeganayana dantiisa gaarka ah lagama yaabo sida Yusra oo kale inuu xaqiiqada ka hadli. Dad badan baa intaas in ka badan og oo haddana qaxwahooda ilaashanaya.

No comments:

Post a Comment