Friday, March 31, 2017

Waa yaabe ! In loo dilo wax ka yar hal doollar


Labo arday oo damacday iney daawadaan tartan kubbadda cagta ah oo ay wada ciyaarayeen laba iskuul ayaa xabbado lagu riday arday bixin waysay lacagtii daawashada  god u galay xaafadda Dharkeenlay, dugsiga dhamme Yaasiin Cartan

No comments:

Post a Comment