Tuesday, March 14, 2017

khayre: Waqtigii xoolaha waddanka la dhacayay way dhamaatay!


khayre: "Waqtigii xoolaha waddanka la dhacayay way dhamaatay" Erayadaas iyo kuwo ka badan ayuu raiisul wasaaraha Soomaaliya mudane Xasan Cali Khayre ka sheegay madashii  Alle baraiga ee ka dhacday magaalada Muqdisho taasoo loogu Rabbi-tuugayay in Alle ka saaro dhibaatada iyo abaarta dalka Soomaaliya.

No comments:

Post a Comment