Tuesday, March 7, 2017

Muse Suudi Yalaxow oo ugu baaqay dadka Soomaaliyeed in canshuuraha si wadajir ah loo wada bixiyo si dalku u dhismo


Mudane Muuse Suudi Yalaxow oo ka maid ah aqalka sare ee baarlamaanka ayaa wuxuu khudbad aad loo soo dhoweeyay ka jeediyay magaalada Nairobi ee dalka Kenya.

No comments:

Post a Comment