Friday, March 10, 2017

Mudane Khayre oo u jeediyay shacabka Soomaaliyeed hadal jirka dhaqaajiya si loogu gurmado dadka dadka Soomaaliyeed


Mudane Khayre rai`isula wasaaraha Soomaaliya ayaa kala hadlay ummadda Soomaaliyeed meel kasta oo ay joogaan, uguna baaqay ineyan waxba la harin sidii loo samatabixin lahaa dadka ay abaaruhu waxyeellada naf iyo maalba wax u yeelleeyeen.

No comments:

Post a Comment