Thursday, March 16, 2017

Danjire Armaan oo uga digay dawladda Soomaaliy khataraha waawayn ay wajihi karto


Ergeyga Gaarka ee Soomaaliya u fadhi jiray dalka Mareykanka, Danjire Abuukar Armaani ayaa talooyin muhiim ah u jeediyaya dawaladda Soomaaliya mar uu ka qaybgalaya barnaamijka FAGAARAHA 24AAD ee lagu qabto magaalada Minneapolis ee dalka Mareykanka.

No comments:

Post a Comment