Monday, March 6, 2017

Magaalo facweyn oo baaba`day jirtayna ka hor dhalashadii Nabi Ciise oo ku taal Sanaag


Magaaladan oo ka mid ah raadadka taariikheed ee dalka Soomaaliya gaar ahaan Sanaag waxaa la oran jiray Maduum, waxayna ahayd magaalooyinkii xilligaas ugu caansanaa dunida, hase ahaatee aan helin daryeel taariikheed. Madum oo laga yaabee in magaceedu ahaa Um Maduum oo la magac ah midda Suudaan, lagana yaabee iney hal dowladeed wada lahaayeen waxay jirtay dhalashashadii Ciise ka hor.

No comments:

Post a Comment