Tuesday, March 7, 2017

Xoghaya Guud ee JQ Gutierrez ayaa booqday Muqdishow si uu u soo ogaado xaaladda abaaraha.


Madaxweynaha Soomaaliya Mudane Farmaajo ayaa si uga warbixiyay xaaladaha abaaraha Soomaaliya, wuxuuna ka codsaday Gutierrez in arrintan si degdeg ah looga cawiyo dalkiisa.

No comments:

Post a Comment