75 xildhibaan oo ka tirsan baarlamaannka baarlamaanka maamulka Koofur Galbeed ayaa sheegay inay saxiixeen, islamarkaana ay baarlamaanka u gudbinayaan mooshin ka dhan ah madaxweynaha maamulkaasi Shariif Xasan Sheekh Aadan.
![]() |
| Sharif Xasan |
Xildhibaanada ayaa sheegay inay rajeynayaan in mooshinkan uu baarlamanka dood ka yeesho labaatanka bishan, ayaga oo guddoonka baarlamanka ugu baaqay inuu xildhibaanada u furo hoolka baarlamanka.

No comments:
Post a Comment