Friday, March 24, 2017

Dagaalkii dhex maray ciidanka cirka Soomaaliyeed iyo kuwa Ethiopia 1977


Dagaalkii dhex maraya ciidanka cirka Soomaaliyeed iyo kuwa Ethiopia 1977. Waxaad la ilmayndoontaa xusuusta iyo awooddii uu mar lahaa dalka Soomaaliya. Wiilashii dayaaradahaas waday maanta cidna ma is weydiisay halka ay ku dambeeyeen iyo xaaladaha ay ku sugan yihiin?

1 comment: