Friday, March 24, 2017

Mudane Farmaajo" Waxaan codsanayaa in Waasiirrada la soo dhisay la ansaxiyo lalana xisaabtamo



Madaxweynaha Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa u jeediyay Soomaalida ku nool Nairobi khadbad aad u sarreeysay ee uu  ugaga hadlay dhinacyo badan oo ku saabsan maamulkiisa iyo wasiirrada cusub ee la soo dhisay, wuxuuna codsaday in la ansaxiyo lalana xisaabtamo.

No comments:

Post a Comment