Friday, February 10, 2017

Daawo: Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa si wayn u soo dhoweeyay doorashada Madaxweyne Farmaajo. Waxaa halkan ka muuqda qaybta Dhoobley oo muujinaya taageeradooda Madaxweyne Farmaajo.
  


No comments:

Post a Comment