Sunday, February 12, 2017

Jeneral Burhaan Maxamed Cali waa sarkaalkii diiday 300 kun doollar oo laaluush ah.

    
Madaxweynaha cusub ee Soomaaliya ayaa si wayn u ammaanay Jeneraal Burahaam Maxamed Cali kuna tilmaamay inuu yahay nin waddani ah oo aamin ah oo Soomaaliyeed. Sarkaalkan ooa ahaan jiray mdaxa nabadsugidda ee garoonnka Aadan Cadde ayaa loogu yaboohay 300 kun doollar oo laaluush ah. Madaxweyne Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo ka hadlayay muddo sii horreysay gole lagu kulansan yahay ayaa yiri " Bal ka warrama haddii ay Soomaalidu sidaas wada ahaan lahayd?" Ka daawo halkan  Madaxweyne Formaajo oo  ka warbixinaya Jeneraal Burhaan....

No comments:

Post a Comment