Sheekh Cali Raage ayaa farriin adag oo xusuusisa adduun iyo aakheraba u diray baarlamaanka Soomaaliyeed. Sheekhu wuxuu gaarsiiyay labada gole xusuusiyayna wixii mudnaa in la gaarsiiyo, hase ahaatee taasi ma noqon doontaa mid ay dhegta u dhigaan. La arki doonee.
No comments:
Post a Comment