Monday, February 13, 2017

Dawo: Ballanqaadka ciidan ka tirsan Hirshabeelle inuu daacad u yahay Madaxweyne Farmaajo

     
Waxaad tihiin ciidan qaran, haddii Alle idmana waxaad ka mid noqon doontaan kuwa soo celiya nabadda iyo qarannimada Soomaaliyeed. Haddii aad Alle tawakashaan waxaa dhab ah in taasi la gaari doono

No comments:

Post a Comment