Wednesday, February 8, 2017

Dabbaaldegyo ka socda xaafadda Eastleigh - Nairobi


Farmaajo muddo gaaban ayuu shacabka Soomaaliyeed uga kasbaday sumca, taasoo keentay sida dhab uga ahayd inuu la yimaaddo waxqabad. Haddaba waxaa loo baahan yahay in gacan lagu siiyo sidii uu u fulin lahaa waajibkiisa.

No comments:

Post a Comment