Wednesday, February 22, 2017

Maanta oo lala wareegay khadadkii hawada Soomaaliya oo ay dayaaraduhu dul mari jireen


Dhibaatadii muddada dheer ahayd ee Soomaaliya dhan walba ka haystay ayaa maalinba waxaa la arkaa wax hor leh oo naga sii yaabiya. Waxaa taagan muranka badda Soomaaliya oo markiisii hore ka yimid xadayn khalad ah oo hawada Soomaaliya ah, haddana waxay taasi dhashay in laga leexiyo khadadkii hawada Soomaaliya oo ay mari jireen dayaaradaha adduunka. Dhibaatadaas salkeeda iyo waxa xalku noqon kara ayaad qodobkan ka dhegeysan doontaan, waxaana soo diyaariyay khabiir xagga hawada Maxamed Abuukar.

No comments:

Post a Comment