Naasir Cadceed ayaa raadshay asalkii khudbadda madaxweynaha kaddibna isbarbardhigay middii been-abuurka ahayd iyo middan dambe. Waxaan la yaabay qofkii waxan sameeyay, u malayn maayo inuu yahay qof Soomaali ah ee waa cadawo doonayo ineyan ummadda Soomaaliyeed weligeed heshiinin.
No comments:
Post a Comment