Sunday, February 12, 2017

WAR CUSUB: Maxaa ka dhacay baarlamaanka Somaliland?

                

Markii uu ansixiyay baarlamaanka Somalilad heshiis ay Somaliland iyo Imaaraadku ku galeen in saldhig militari uu Imaaraadku ka samaysto magaalada Berbera, ayaa qaar ka mid ah xildhibaannadu diideen,  kaasoo dhaliyay muran iyo buuq keentay in qaar ka mid ah xildhibaannada xabsiga loo taxaaxbo. Heshiiskan oo la sheegay in la saxiixay wuxuu socon doonaa muddo 25 sano ah

No comments:

Post a Comment