3 sano ka hor Allaha u naxariistee muxuu Dr. Cumar Cismaan Raabi sheegay?
Alle ayaa qaybka iyo waxa qarsoon garanaya, waxaase la yaab iyo amakaag leh saadaasha uu Alle ha u naxariistee Dr. Cumar Cismaan Raabi saadaaliyay Allena uu aqblay. Wuxuu yiri sanadka 2017ka ayaa Soomaaliya ugu dambeyndoonta dhibaatada 25ka sano soo jiitameysay, Jawaabtiina waan aragnaa oo bilaabatay.
No comments:
Post a Comment