Sunday, January 21, 2018

Ma dhabbaa in Araweelo ay halkan fariisan jirtay?

Wali ma tagtay Goobta la sheegay in ay fariisan jirtay #Araweelo maxaase ka aaminsan tahay Ubaxa dumarka ay saaran goobtaasi iyo dhagaxa Ragu ku tuuro? ila daawo sheekadan ! (Mukhtaar Suudaani)

No comments:

Post a Comment