Friday, April 7, 2017

MUNA KAY OO SI DAMQASHO LEH UGA HADASHAY DHIBAATADA DADKA HAYSATA


MUNA KAY OO SI DAMQASHO LEH UGA HADASHAY DHIBAATADA DADKA HAYSATA

Thursday, April 6, 2017

BREAKING: U.S. Attacks Syria


BREAKING: U.S. Attacks Syria

Syria denies chemical attack as Trump weighs U.S. response


Published on Apr 6, 2017
The Trump administration signaled that it's considering a military response to Syria's chemical attack that left dozens of civilians dead. As Holly Williams reports from southern Turkey, while the Syrian regime denies responsibility, the evidence continues to mount against it.

Puntland iyo Shirkadda DP World oo gaaray 30 sano oo heshiis ah


Heshiiskan oo ku saabsan in maamulka dekadda Boosaaso lagu wareejiyo shirkaddan laga leeayahay Imaaraadka Carabta, taasoo keeneysa in si wadajir ah looga wada macaasho faaiidada. Faahfaahintana ka dhegeyso halkan

Faysal Cali Waraabe oo ka hadlay mooshinka baarlamaanka ka keenay saldhigga Imaaraadka ee Soomaaliland.


Faysal Cali Waraabe oo ka hadlay mooshinka baarlamaanka ka keenay saldhigga Imaaraadka ee Somaliland.

Tilmaan qurux badan oo laga bixiyay taliyeyaasha ciidamada qalabka sida ee maanta la magacaabay


Tilmaan qurux badan oo laga bixiyay taliyeyaasha ciidamada qalabka sida ee maanta la magacaabay


Mudane Farmaajo: Maanta dalka dagaal buu ku jiraa


Madaxweyne Farmaajo ayaa maanta la arkayay isagoo xiran dharka ciidamada, wuxuuna sheegay in dalka dagaal uu ku jiro, isagoo dhankka kale ugu baaqay dhallinyarada Shabaabka iney hubka iska dhigaan kana qaybqaabtaan dhismaha iyo nabadda dalka