Wednesday, September 27, 2017

Watch what happens when Black people walk in the streets of China


Watch what happens when Black people walk in the streets of China

Tuesday, September 26, 2017

Maine gov orders sheriffs to honor immigration requests


Tuesday September 26, 2017

Republican Gov. Paul LePage delivers his inauguration address in Augusta, Maine, in this Jan. 7, 2015, file photo. LePage said out-of-state drug dealers are impregnating "young white" girls, and he was quickly derided by critics on Thursday, Jan. 7, 2016. (AP Photo/Robert F. Bukaty, File)

Augusta, Maine — Maine’s Republican governor is directing the state’s 16 county sheriffs to detain immigrants upon request by federal immigration officers — or be removed from office.

Gov. Paul LePage threatened Tuesday to oust elected sheriffs who reject requests from immigration officers to hold jail detainees beyond their scheduled release dates. He said he’d take steps to remove any sheriff if he hears that an “undocumented, illegal alien” was released after a federal detention request.

The governor ratcheted up a dispute with Cumberland County Sheriff Kevin Joyce, who announced he would reject requests by U.S. Immigration and Customs Enforcement officials to hold prisoners in jail beyond their scheduled release unless there’s a court order.

The governor said Maine law requires sheriffs to obey his law enforcement orders. He said the Maine Constitution allows a governor to remove a sheriff from office following a “complaint, due notice and hearing.”
The governor signed an executive order in 2011 calling on “employees and officials” of Maine” to cooperate with the federal government on immigration matters. Joyce denies that the executive order would apply to him.

LePage didn’t mention Joyce by name, but it’s clear who was on his mind.

Joyce is sheriff of Maine’s most populace county, which is also home to a growing population of immigrants from Somalia, which was targeted by Republican President Donald Trump’s latest travel order.

Joyce said detainer requests from immigration officials are a problem when they’re not supported by a court order or warrant signed by a judge. Detaining individuals for up to 48 hours without probable cause could put him and the county at risk of lawsuit for violating their rights, he said.

“I’m still accepting ICE inmates, the ones that are brought in legally,” Joyce said Monday. “I’m not honoring detainer requests to hold someone beyond their release date so that ICE  can put together their case.”

LePage argues that federal policy requires immigration officers to review the facts and make sure they have reasonable grounds and an administrative warrant before they ask local law enforcement agencies to temporarily detain individuals.

Zach Heiden, legal director at the ACLU of Maine, noted Massachusetts’ highest court recently ruled that state law doesn’t allow police officers there to hold individuals solely on the basis of a federal immigration detainer request. The governor also lacks legal basis to force sheriffs to honor immigration requests, he said.

“We’re not talking about law enforcement, we’re talking about detention: locking people up,” Heiden said.

The Land of No Men: Inside Kenya's Women-Only Village


The Land of No Men: Inside Kenya's Women-Only Village

A Story told in the Traditional Gullah Language at African American Heri...


A Story told in the Traditional Gullah Language at African American Heritage Day


Soomaaliland oo markii ugu horeysay ka jawaabtay hadalkii madaxweynaha Galmudug


 Share
 Tweet
 Email
 Share
 Share
 Share
Talaado, September, 26, 2017 (HOL) – Maamulka Soomaaliland ayaa markii ugu horeysay ka hadlay hadal dhawaan sheegay madaxweynaha maamulka Galmudug Axmed Ducaalle Geelle Xaaf oo ku eedeeyay dowladda Soomaaliya in ay ku xayirtay garoonka diyaaradaha magaalada Hargeysa.
Agaasimaha wasaarada duulista hawada Soomaaliland Cumar Cabdullaahi Aadan oo warbaahinta la hadlay ayaa sheegay in hadalka ka yeeray madaxweynaha Galmudug yahay waxba kama jiraan, islamarkaana Soomaaliland u gaar yahay maamulka hawaddeeda.
‘’Waxaan rabaa in aan ka jawaabo warkii ka soo yeeray nin naloogu sheegay in uu yahay madaxweynaha Galmudug oo yiri dowladda Soomaaliya ayaa igu xayirtay garoonka Hargeysa, warkaasi waa waxba kama jiraan Annaga iyo Soomaaliyana waxeynu kala nahay labo dal oo labo calan kala leh, garoomadeenna Annaga ayaa maamulna, amar dowladda Soomaaliya oo halkan ka shaqeynayna ma jiro ayuu yiri’’ Agaasimaha.
Mar uu soo hadal qaaday sida ay u arkayeen in madaxweynaha Galmudug uu soo maro garoonka magaalada Hargeysa isaga oo ka yimid magaalada Dubai waxaa yiri’’ Nin waxaa uu la socda diyaarada Fly Dubai ayuu la socda, waxaa uu ka mid ahaa rakaabkii diyaaradaa saarnaa, Annaga waxaa u arkeynay oo kaliya in uu yahay qof shacab ah oo dadkaa diyaarada saaran ka mid ah, si caadi ah ayaa loo soo dhaweeyay oo waxaa la geeyay qeyba VIB ee dadka Transit –ka la fadhiisiyo, mar danbe ayeeynu ogaanay in uu yahay qof madaxweyne ka sheegtay Soomaaliya, marka warkiisu halkaa ayuu been ku yahay’’
Madaxweynaha Galmudug ayaa dhawaan isaga oo jooga Cadaado sheegay in dowladda Soomaaliya muddo Shan saacadood ah ku xayirtay garoonka diyaaradaha magaalada Hargeysa kaddib markii ay is hortaagtay diyaaradii halkaa ka soo qaadi laheyd.
C/raxmaan Diini, Hiiraan Online
diini@hiiraan.com

Monday, September 25, 2017

Mudane Axmed-Madoobe waa nin ay ka dhab tahay in waddanku hagaago


Mudane Axmed-Madoobe waa nin ay ka dhab tahay in waddanku hagaago

Hubkii lagu qabtay Boosaaso oo la sheegay inuu lahaa mid kamida Musharaxiintii la Tartamay M/weyne Farmaajo

Muqdisho (Caasimadda Online) – Idaacadda Kulmiye oo kamid ah warbaahinta ka howlgala Magaalada Muqdisho ayaa soo bandhigtay warbixin ay ku sheegtay inay kusoo ogaatay ciddii iska laheyd hubkii dhawaan ay Puntland ku qabatay Doon.
Warar ay heshay Idaacadda Kulmiye ee Magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in Hubkii Maalmo ka hor Ciidamada Puntland ay ku qabteen Xeebta Magaalada Boosaaso uu lahaa mid kamida Musharaxiintii u tartamay Xilka Madaxweynaha Soomaaliya Bishii February Ee Sanadkaan 2017.
Saraakiil ka tirsan Ciidamada Booliska Magaalada Boosaaso,balse diiday in Magacooda iyo Codkoodaba loo adeegsado Qalabka Warbaahinta ayaa KNN u sheegay in Hubkii lagu qabtay Boosaaso 23-kii Bishaan uu lahaa Siyaasiga lagu Magacaabo Saciid Cabdullaahi Deni oo ka mid ahaa Musharaxiintii la loo lamay Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo 8-dii  February ee Sanadkaan.
Hubka ayaa la sheegay in laga soo iibiyay Dalka Yemen islamarkaana lagu soo dhex qariyay Doon siday Shixnado kala duwan,waxaana Hubka Gacanta ku dhigay Ciidamada Badda Puntland,kuwaas oo ku soo bandhigay Magaalada Boosaaso.
Wararka ayaa intaas ku daraya in Saciid Cabdullaahi Deni uu Hubka ka soo iibsaday Wadanka Yemen,waxaana Siyaasi Saciid Cabdullaahi Deni  uu ka mid yahay Musharaxiinta Madaxweyne ee u Tartami doona Xilka Madaxweynaha Puntland 2019-ka.
Mas’uuliyiinta Maamulka Puntland weli ma sheegin Cida leh Hubka ay Ciidamada Badda Puntland ku qabteen Xeebta Magaalada Boosaaso ee Gobolka Bari.
Dhanka kale Xariir ay KNN la sameysay Siyaasiga Saciid Cabdullaahi Deni oo la sheegayo inuu leeyahay Hubka lagu qabtay Magaalada Boosaaso ee Puntland ayaan noo suuro galin in aan helno.
Xigasho: Radio Kulmiye