Wednesday, March 14, 2018

MAREYKANKA OO SOO SAARAY SHARCIYO LAGU MUTEYSAN KARO XARIG


Dadka caadeystay iney baraha bulshada xadgudubyo ugu geystaan dadka kale sida iney soo dhigaan sawirro qaawanaan ah oo ay sharafta qof kale meel ugaga dhacayaan ayaa la kulmi doona ciqaab xarig markii ay caddaato qofkii dambigaas gaystay. Sharcigan oo la soo saaray sanad iyo bar ka hor ayay idaacadda KALY ka wareysatay Sergent Cabdulwahaab Cali oo ka mid boliiska dambi baarista Mareykanka ee gobolkan Minnesota, kana tirsan ururka dhallinyarada Booliiska si uu uga warbixyo sharcigan iyo cidda uu khuseeyo, isla markaasna uu ku baraarujiyo bulshada Soomaaliyeed ee Mareykanka si ay ugaga foojignaadaan carruurtooda sharcigan.

No comments:

Post a Comment