Thursday, October 26, 2017

Dhamaadka 2017 waxa dhici kara. Waa sadaal argagax leh, Alle ayaase uga ogaal badan.

Dhamaadka 2017 waxa dhici kara. Waa sadaal argagax leh, Alle ayaase uga ogaal badan, lamanse baciidsan karo markii aan eegno maanta waxa ay dunidu ku sugan tahay. Daawo oo yaan lagaaga sheekeyn

Friday, September 15, 2017

WAR NAXDIN LEH Gabadh carruurta gawracda oo madaxyada ka gurta!

                                                                    WAR NAXDIN LEH
                                           Gabadh carruurta gawracda oo madaxyada ka gurta!

Saturday, August 26, 2017

ISKU DAYGA INAADAN QUUSAN -


 Muuqaal ka soo jeeda  Punta Hermosa ee Gobolka Lima  ee dalka Peru`ayaa muujinaya in haweeney dirqi uga soo baxday  burburkii iyo dhoobadii ku soo rogantay halkaas, waxay haweynedu isku dayday in ay soo dhaarto dhulka adag, Allena u suurtageliyay.

Friday, June 16, 2017

Sunday, June 11, 2017

CARAB IYO CADAAB


CARAB IYO CADAAB
Waxaa xaqiiqo ah ineyan lahayn inyar oo raxmad baniaadam ah, Islaam iskaba daaye. Waxaan la yaabaa iney jiraan wax sidan oo kale adduunyada wax u cadaaba. Qof miskiin ah oo dalkiisii uga soo haajiray dhib iyo gaajo iney waddada ku sugaan kuwan oo kale. Allow gacantooda hana gelin innaga iyo dhamaan inta aan ka naxno oo Muslimiin iyo Soomaaliba ah. Wuxuu madaxa uga garaacayaa birta lagu furo taayarrada gawaarida.

Sunday, March 12, 2017

Tuesday, March 7, 2017

No Way Out


Occurred: October 21, 2016 / Richmond, Virginia, USA