Sunday, April 2, 2017
Ambassador Nikki Haley calls Russia investigation "D.C. chatter"
Ambassador Nikki Haley calls Russia investigation "D.C. chatter"
WAA KUMA ABWAAN?
Maxamed Cali Dacar oo ka mid ahaa Jilayaashii waaweyn ee Soomaalida ayaa si wayn uga warramay hoos dhaca ku yimid fankii iyo Afsoomaaligii, wuxuuna si aada u dhaliilay wariiyeyaasha dambe iyo sida ay u siticmaalaan erayo aan munaasba ku ahayn wax ay ka hadlayaan.
ALLAHA U NAXARIISTO: NIN QIIMO BADAN BAA GEERIYOODAY
Kani waa dardaarankii Nuur Faarax Xersi uu u jeediyay shabka Soomaaliyeed meel kastuu dunida ka joogo. Waan hubaa inaad ilmeyan doontid markaad dhegeysato hadallada qiirada leh ee taariikheed ee uu ka tagay Wasiirkan. Alle naxariistii Jannao ha ka waraabiyo
WARIYE HANAD OO LA SOO BADBAADIYAY
Wariye Hanad Cali Guuleed oo katirsan Warbaahinta Goobjoog ee magaalada Muqdisho ayaa saakay laga helay isaga oo gacmaha iyo indhaha ka xiran Degmada Afgooye ee gobolka Shabeelaha Hoose.
Mudane Jawaari: Beentu ha lug bay leedahay
Mudane Jawaari oo ku tilmaamay abarlamaanku inuu gaaray bisayl uu go`aannadiisu ku gaaro, wuxuuna sheegay in shabakadaha warbaahinnta ay iska ilaaliyaan ineyan sii saadaalin waxaanan jirin.
Subscribe to:
Posts (Atom)