Sunday, April 2, 2017

ALLAHA U NAXARIISTO: NIN QIIMO BADAN BAA GEERIYOODAY


Kani waa dardaarankii Nuur Faarax Xersi uu u jeediyay shabka Soomaaliyeed meel kastuu dunida ka joogo. Waan  hubaa inaad ilmeyan doontid markaad dhegeysato hadallada qiirada leh ee taariikheed ee uu ka tagay Wasiirkan. Alle naxariistii Jannao ha ka waraabiyo

No comments:

Post a Comment