Sunday, April 9, 2017

Wasiirka warfaafinta oo shaqada ka fariisiyay agaasimaha Guud ee Wasaaradda Warfaafinta


Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta Eng, CabdiraxmaanYarisow ayaa xilkii agaasinka Guud ee wasaaraddaas ka fariisayay Cabdirizaaq Bahlaawi taasoo lagu soo eedeeyay musuq-maasuq.

No comments:

Post a Comment